Soomaaliya waqtigan ma u diyaarsan tahay doorasho qof iyo cod ah?

|

GAROWE (Baraarug)– Iyadoo Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, ayaa madasha Baraarug Forum 7 lagu falanqeynayaa su’aal muhiim ah: ma u diyaarsan tahay dalka hirgelinta doorasho qof iyo cod ah? Khubarada, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ayaa isku aragti ka dhiibanaya caqabadaha jira—oo ay ka mid yihiin amniga, nidaamka qabiilka, iyo dhismaha hay’adaha dowliga ah—iyo fursadaha suuragalka ka dhigi kara in Soomaaliya u gudubto nidaam doorasho oo toos ah.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News