HomeVideos

Videos

00:04:57

Xildhibaan Yuusuf Gama’diid oo kashifay hanjabaado dil oo loo jeediyay mudanayaal ka...

MUQDISHO (Kaab TV) – Xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay wax ka bedelka dastuurka, ayaa Xildhi...
00:02:19

Senator Cabdi Ismaaciil: Xasan hala iska qabto

MUQDISHO (Kaab TV) — Senator Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka hortagaan waxa uu ku tilmaamay ...
00:04:10

Xildhibaan Kooshin: Bedelka Dastuurka waxaa u maqan xeradii Afisyooni

MUQDISHO (Kaab TV) — Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin ayaa ku eedeeyay hoggaanka Baarlamaanka Soomaaliya inay qaateen laaluush dhul ...
00:03:30

Xildhibaan qabiilkeeda dartiis saaka looga celiyay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO (Kaab TV) – Xildhibaan Farxiyo Yuusuf oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka soo ...
00:01:21

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo fahmay halists Gudniinka Gabdhaha #FGM | Baraarug

MUQDISHO (Kaab TV) - Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Dhameynta Gudniinka Fircooniga (FGM). Magaalada Muqdisho, Baraarug aya...
00:02:39

Ka dib cadaadiska Mareykanka, Soomaaliya oo qiratay xatooyada cuntada gargaarka

MUQDISHO (Kaab TV) - Soomaaliya waxay si buuxda u qaadatay mas’uuliyadda cuntada gargaarka ee Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP) o...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News