HomeVideos

Videos

00:02:32

Ciidamada Laftagareen oo tiro hoobiyeyaal ah ku garaacay magaalada Baydhabo

Jug culus ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Baydhabo. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli maanta magaalada ay ka dhaceen banna...
00:03:25

Rag hubeysan oo xiray garoonka diyaaradaha ee Jalalaqsi

Garoonka magaalada Jalalaqsi waxaa xiray dabley hubeysan, kuwaas oo si buuxda ula wareegay garoonka. Waxaa la filayay in maanta m...
00:04:48

Waxaa jira askari labaatan sano dable ah .

Waxaa jira askari 20 sano ka hor la qoray oo weli ah dable, halka uu jiro askari 4 sano ka hor la qoray oo gaashaanle ah. Taas ...
00:05:15

” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad.

Waxaynu ognahay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda. Ciidanka in dowlad-goboleed lagu weerarayo oo lagu leeyahay, “Garaado aya...
00:04:15

” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow.

Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim...
00:08:51

Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP

Waxaa maanta kaarka musharraxnimada Hirshabeelle gacanta loo geliyay Cali Guudlaawe oo noqon doona hoggaamiyaha Hirshabeelle marla...
00:03:17

Kooxda Dhulboobka Muqdisho oo ciidamo ka qoranaya Dayniile iyo Gubta

Abaabul ayaa la sheegayaa inuu ka socdo xaafado kamid ah Muqdisho, halkaas oo kooxaha dhulboobka ay ka wadaan qorashada ciidamo lo...
00:04:50

Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed S...

Xildhibaanno laga soo doorto dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa galabta magaalada Nairobi ee Kenya ku qabtay sh...
00:06:39

Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt

Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqey...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News