HomeWararka

Wararka

Ciidamada dowlada oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho.

Muqdisho(kaabTV)Howlgalkaan ayaa la tilmaamay inuu ahaa mid ciidanka xasilinta ay ku xaqiijinayeen amniga guud ee magaalada Caasim...

WHO ayaa cambaareyn culus ujeedisay Isra’iil kadib markii ey duqeysay Isbitaalka Ind...

Gaza (KAAB TV) - Hay'adda caafimaadka Aduunka WHO ayaa si kulul uga hadashay weerarkii lagu qaaday Isbitaalka Indonesia kaas oo ay...

Xamse oo markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran

Doolow (KAAB) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu...

Xasan Sheekh oo dib u bilaabay safarada dibadda kadib hakad kuyimid dagaalka Al-Shabaab

London (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo ha...

Amniga dartii oo loo baajiyay kulankii maanta Barlamaanka Puntland

Garoowe (KAAB ) Magaalada Garoowe maanta oo isniin ah waxaa lagu aaday inuu ka furmo  kulanka Barlamaanka maamul goboleedka Puntla...

WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.

Garoowe (KAAB ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan  ka dib markii 24- kii saac ee la soo...

Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska daadadku ay saameeyeen ‘’

Doha  (KAAB ) Madaxwayniii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho ayaa sheegay in   kuhiim ay tahay in loo gurmado Qoysas...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News