HomeWararka

Wararka

Howlgal lagu dilay horjoogayaal Al-Shabaab oo ka dhacay Hiiraan

BELEDWEYNE (KAAB TV) –  Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal ...

Al-Shabaab oo xalay weerar culus kuqaaday Kaxda

Muqdisho (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus ey xalay kooxda Al-Shabaab kuqaadeen degmadda Kaxda ee gobol...

Soomaaliya oo shuruudo adag ku xirtay in miiska wadahadlka la fadhiisato Itoobiya

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Somaliya ayaa dhineceeda meesha kasaartay in ladhex dhexaadiyo iyada iyo dowladda Itoobiya kadib hes...

Yuu u afduubnaa Cabdirashiid Janan?

Nairobi (Raxanreeb ) Ku dhawaad sagaal maalin ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu haystaa Cabdirashiid Janaan oo ka mid ah ...

South Africa: Soomaalidii ugu horeysay ayaa laga tarxiilay

Pretoria (KAAB ) Seddax muwaadin oo Soomaali ah ayaa  laga tarxiilay dalka koonfur Afrika iyagoo qeyb ka ah tiro ajaanib sharci la...

Horjoogayaal iyo Shabaab kale oo duqeyn lagu beegsaday

Jowhar (kaab tv ) – Degaano ku yaalla xadka  gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan ayaa la soo sheegaya in duqaymo culus ay ka dha...

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamada Israa’iil oo weli Duqeymo ku wada Gaza.

Gaza (kaab tv ) –  Ciidamada Israa’iil ay weeraro iyo duqeymo ka fuliyeen goobo ku dhow cisbitaalka Khan Younis’s Nasser ,halkaasi...

Soomaaliya: Ma jirto wax dhex dhexaadin ah ilaa Itoobiya ay ka noqoto is-afgaradka sharci ...

Muqdisho (kaab tv ) –  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin meel lagu dhex dhexaadinayo khilaafka kala dhaxeeya Itoobi...

Axmed Madoobe & Laftagareen oo kulamo shaki laga qabo ka wada Kenya.

Nairobi ( KAAB) Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada ee Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka wad...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News