HomeWararka

Wararka

00:20:36

KIISKA MAXAMED: Dulmanaha dil sugaha ah

MUQDISHO (KAAB TV) - Wariyaasha Kaab TV ayaa booqday qoyska Maxamed Cumar Cabdullaahi, oo 19 jir ah, kana soo jeeda beesha Shiikha...

Senatorada Soomaaliya oo lagu kari la’ yahay inay yimidaan Aqalka Sare

Muqdisho (KAAB TV) - Maanta oo Talaada ah waxaa lagu waday  in fadhi xaroontooda ay ku yeeshaan, xubnaha aqalka saree ee Barlamaan...

Ciidanka Danab oo ka horyimid natiijadii doorashada Puntland

GAROWE (KAAB TV) - Taliska ciidanka Danab ee taabacsanaa mucaaradka Puntland, ayaa ka horyimid natiijadii kasoo baxday doorashada ...

NISA oo qabatay Shabaab-kii ugu badna oo Hiiraan ka tallaabayay

Beledweyne (KAAB TV) - Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta howl-gal culus ka sameeyay magaal...

XUKUUMADDA Xamse: Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro

Muqdisho (KAAB TV) - Xukuumadda uu hoggaamiye Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi  Barre waxaa ka baxay seddax wasiir kuwaas oo ilaa iyo h...

Cali Guudlaawe oo Xulka Hir-Shabeelle metalaya ugu baaqay in ay koobka ku guulaystaan

Muqdisho (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo kulan dhiirragelin ah la qaatay Cayaart...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye Xil. Cabdisamad Macalin iyo sababta keentay

Muqdisho (KAAB tv ) Xubnaha guddiga xeerhoosaadka, anshaxa, xasaanadda iyo daryeelka ee Golaha Shacabka BJFS oo kulankoodii labaad...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Itoobiya ee ku aadan dhulka Soomaaliyeed

Jabuuti (kaab tv)  Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshi...

Booliiska Itoobiya oo raadinaya nin dilay Sheekh soo barbaariyay

Addis Ababa (kaab tv) Booliiska Itoobiya ayaa Magaalada Addis Ababa ka baadigoobaya Nin lagu magacaabo Maxamed Shakuur Ababaaw oo ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News