HomeWararka

Wararka

Saciid Deni oo loo dhaariyey Madaxweynaha Puntland shanta sano ee soo socota (Sawirro)

GAROWE (KAAB TV) – Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey doorashadii Madaxweynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota oo uu si xar...

Ciidamada Dowladda Federaalka & Macawiislayda oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka sameeyay...

Caad (KAAB TV) – Waqooyiga Magaalada Caad ee Gobolka Mudug Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa howlgallo xooggan ka sameeyay ciidamad...

DEG-DEG: Madaxwayne DENI oo markale hoggaamin doono Puntland

Garoowe (KAAB ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa ku soo dhamaaday doorashada madaxtinimada maamulkaas oo saaka hore  bilaabatay ...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u safray Eritrea

Muqdisho (KAAB tv )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray Dalka Eretareeya ...

TOOS : Saciid DENI & Guled Salaax oo isugu soo haray doorashada.

Garoowe (KAAB ) Doorashada maamulka Puntland ayaa si habsmi leh uga socota magaalada Garoowe ee  Puntland halkaas oo  maanta la fi...

Deni, Dr. Guuleed iyo Huruuse oo usoo gudbay wareegay labaad ee doorashada

Garoowe (kaab tv ) – Waxaa soo dhammaaday wareegga koowaad tartanka doorashada xilka madaxweynaha maamulka Puntland oo haatan ka s...

Suxufi Wael Dahdouh oo ku adkaystay in uu sii wadi doonno u adeegista Dadka Gaza.

Gaza  (KAAB TV) – Suxufiga dhibaatooyinka kala duwan kala kulmay dagaalka ka socda Magaalada Gaza muddo ka badan 3da Bil ee lagu m...

ISBEDEL : Puntland maanta ayay soo afjaraysaa murankii doorashada.

Garoowe (KAAB) Magaalada Garoowe ee Puntland maanta oo Isniin ah waxaa si toos ah uga bilowday doorashada Madaxtunimada iyo ku xig...

Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha doorashada Puntland

GAROWE (KAAB TV) – Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabanaysa hoolka baarlamaanka ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News