HomeWararka

Wararka

Hoggaamiye si weyn loo baadi goobayay oo lashaaciyay in uu geeriyooday

Muzambique (KAAB TV) - Hoggaamiye koox islaami ah oo ka dagaallanta dalka Muzambique ayaa la dilay, waxaana warka geerida hoggaami...

Maareeyaha Garoonka Jomo Kenyatta oo shaqada laga buriyay sabab laxiriirta Koronta la̵...

Nairobi (KAAB TV) - Maareeyihii garoonka diyaaradaha  Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi ayaa shaqada laga joojiyay, kadib markii...

Shariif ‘’Baaritaan madax banaan waa in lagu sameeyaa weerarkii Cowswayne’’

Muqdisho  (KAAB )  Madaxwaynihii hore ee  Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii khasaaraha ba...

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (KAAB) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda So...

Ciidamo fara badan oo katirsan ciidanka Somaliland oo duulaan kusoo ah Laascaanood

Laascaanood (KAAB TV) - Ciiidamo fara badan oo ka tirsan milateriga Somaliland ayaa waxaa lagu soo waramayaa iney xalay u soo dhaq...

FAAHFAAHIN: Khasaaraha weerarkii Al-Shabaab ku beegsadeen xerada ciidanka Cows Weyne

GAALKACYO (KAAB TV) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar qaraxyo ku bilawday iyo weerar toos ah oo Al-Shabaab ku q...

Koronto La’aan ba’an oo Caawa kajirto qeybo kamid ah dalka Kenya.

Nairobi (KAAB TV) - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu soo waramaay Caawa in Guryo iyo meherado badan ayaa weli mugdi yihi...

Muuse Biix oo fariin udiray shacabka reer Somaliland kadib dagaalkii shalay

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir ballaadhan oo lagaga hadlayay jabkii iyo khasaari...

Milateriga Afgambiyay dalka Niger oo 48 saacadood uqabtay Safiirka dalka France

Niger (KAAB TV) - Hogaamiyaasha afgambiga ee dalka Niger ayaa u qabtay safiirka Faransiiska  48 saacadood inuu kaga baxo dalkaasi....

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News