HomeWararka

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Waadiyaal kusoo rogmaday Baladweyne

Baladweyne (KAAB TV) – Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadahii lasoo d...

Xasan Sheekh oo Muqdisho casuumaad ugu fidiyey dhiggiisa Burundi

Burundi (KAAB TV) – Dowladdaha Soomaaliya iyo Burundi ayaa si wadajir ah usoo saaray war murtiyeed ka kooban 16 qodob, kadib safar...

GARISSA : Shabaaab & Ciidanka Kenya oo ku dagaalamay & khasaaraha jira

Garissa (KAAB) Ciidanka amniga Kenya iyo koox la aamisan  yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa ka dhacay magaalada...

Erdogan oo sheegay in hoggaamiyaasha Isra’iil lagu xukumo dambiyo dagaal

Germany (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan shaaca ka qaaday in Isra;iil ey tahay dowladd argagixiso ah oo dambi...

Abiy: Damaca Itoobiya ee dekedaha wax cusub ma aha, xaggee jirteen markaanu ciidanka badda...

ADDIS ABABA (Kaab TV) - Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ka jawaabay su’aalo ay xildhibaannadu ku weydiiyeen fadhigii 3-aad ee kal-f...

PUNTLAND: Maxay yihiin tallaabooyinka laga filayo in baarlamaanka?

Garoowe (KAAB TV) - Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa lafilayaa in toddobaadka soo socdo uu meel mariyo xeerka wax kabadalka doo...

Beledweyne: Ku dhawaad 8 qof oo ku dhintay fatahaadda

Baledweyne (KAAB TV) –Waxa sii kordhaya tirada dadka ku geeriyooday fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geystay xaadafaha magaalada B...

Maxaan ka ognahay duullaankii Israa’iil ee isbitaalka Al-Shifa ee Gaza?

LONDON (Kaab TV) - Ciidamada Israel ayaa gudaha u galay cisbitaalka ugu weyn ee Qaza ee Al-Shifa, iyagoo sameeyay waxa ay ku tilma...

Kenya oo joojisay go’aankii ey dhowaan kasoo saartay qaadashada aqoonsiga Kenya

Nairobi (KAAB TV) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ey hakad galisay go'aan ey dhowaan kaso saartay qaadashada kaarka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News