HomeWararka

Wararka

Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?

Garoowe (KAAB) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad...

Musharax Nasri Warsame ayaa looga adkaaday doorshada kursiga 10-aad ee Minneapolis

Minneapolis (KAAB TV) - Doorashada kursiga 10-aad ee xaafada Minneapolis ayaa xalay soo idlaatay waxaana doorashada kursigaas loog...

Gabar SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA

St. Louis Park(KAAB) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doort...

Iska horimaad Khasaaro gastay oo Garawe ka dhacay

Muqdisho (KAAB ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay...

Netanyahu”dagaalka markuu dhamaado ayey kala cadaaneysa cida maamuleysa Gaza”

Tel Viv (KAAB TV) - Ciidamada Isreal ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana magaaladan ...

Qaramada – Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax

Gaza (KAAB ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan  ciidanka Yahuuda kuwaas oo kumana...

WARBIXIN : Sida magaalooyinka ugu kala daran yihiin saamaynta fatahaadaha

Muqdisho (KAAB) Roobabka Deyrta ayaa siweyn uga da’aya inta badan gobollada dalka, waxaana isasoo taraya khasaaraha ka dhashay fat...

Cabdi Xaashi”Maanta oo kale waxaa nalooga baahanyahay midnimo, istaageerid”

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sh...

Roobab xooggan ayaa ka da’ay magaalada Beydhabo kaas uu kadhashay barakac

Beydhabo (KAAB TV) - Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka da’ay roob aad u xooggan oo saba...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News