HomeWararka

Wararka

Masar oo Fureysa shirweyne looga hadlaayo xaalada Gaza iyo Wararkii ugu dambeeyay

Morocco (KAAB TV) - Waxaa maanta lafilayaa in dalka Masar uu kafurmo shirweyne looga hadlaayo xaalada xaalada iyo colaada kataagan...

Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO

Beledwayne (KAAB) Roobab xoogan oo  ka da'ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda...

Maxkamdda Ciidamada ayaa saakey xukun dil ah kuriday saddex nin oo horey udishay dad shaca...

Beydhabo (KAAB TV) - Maxkamadda ciidamada ayaa saakey xuku dil ah kuriday saddex kamid ah ciidanka maamulka Koonfur Galbeed kuwaas...

DEG DEG: Qarax xooggan ayaa gordhoweyd kadhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Muqdisho (KAAB TV) - Gaari laga soo buuxiyay waxyaalaha qarxa ayaa saakay lagu weeraray xero ciidanka dowladda kuleeyihiin deegaan...

Israa’iil oo shaacisay iney duqeyn kudishay hoggaamiye katirsan Xamaas

Gaza (KAAB TV) - Xafiiska warfaafinta ee xukuumadda Gaza ayaa sheegay in taliyihii ciidamada ammaanka qaranka ee Xamaas Maj. Gen. ...

Dowladda Soomaaliya oo aqoonsi buuxa siisay maamulka SSC-Khaatumo

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamul goboleed ka madax bannaan maamulada Puntland iyo Somaliland u aqoo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Xudur

Xudur (KAAB TV) - Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Xudu...

Biden ‘’ Israel way ogolaatay in sahayda la gaarsiiyo marinka GAZA’’

Muqdisho (KAAB)  Madaxwaynaha  Maraykanka Joe biden oo booqasho  ku tagay Israel ayaa sheegay in sahayda gargaar la gaarsiin doono...

Madaxdii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin caan oo iska diiday qorshaha muddo kordhinta Xasan ...

Muqdisho (KAAB TV) - War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen qaar kamid ah midowgii hore ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News