HomeWararka

Wararka

Xasan Sheekh oo warqadaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub

Dhuusamareeb (KAAB TV) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagi...

Guddoomiye kuxigeenka Mareerey ee Shabeellaha Hoose oo qarax lagu dilay

Afgooye (KAAB TV) - Guddoomiye ku-xigeenkii degaanka Mareerey ee gobolka Sh/hoose ayaa ku dhintay qarax miino oo galabta ka dhacay...

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (KAAB) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta magaa...

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!

Muqdisho (KAAB) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey...

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe

Garoowe (KAAB) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shi...

Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (KAAB) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay ...

Dowladda Soomaaliya oo balanqaad usameysay dadka degan Bacaadweyn

Bacaadweyn (KAAB TV) - Ciidanka dowladda oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ayaa shalay k...

ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday

Muqdisho (KAAB) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciid...

Nin kuhubeysan qori AK47 oo dhac kageysanaayay Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Garoowe (KAAB TV) - Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News