HomeWararka

Wararka

Xamze iyo Farmaajo oo kulan saacado badan qaatay kuyeeshay dalka Qatar

Qatar (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynih...

Axmed Madoobe oo sagootiyay Ciidanka ATMIS ee Kismaayo

KISMAAYO (KAAB TV) - Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa xarunta madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay saraakiis...

KHILAAF ka dhax taagan Madaxwaynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Dhuusmareeb waxaa ka taagan khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid...

Xamze oo ganacsatada Qatar ka codsaday inay maalgashtaan Somalia

DOXA (KAAB TV) - Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo kusugan dalka Qatar ayaa saaka kulan miro dhal ah la qaatay hog...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay maxbuus Ugandaa oo codsi u dirsaday dowladiisa

JILIB (KAAB TV) - Askari ka tirsan ciidanka Ugandha ee howlgalka ATMIS ayaa ka soo muuqday Video ay sii deysay Al-Shabaab, kaas oo...

Cali Jeyte oo xil saaray hoggaaminta ciidanka Macwiisleyda iyagoo hostagaya MD Xasan

Maxaas (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa heshiis hordha...

Cali Jayte oo sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

MAXAAS (KAAB TV) - Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay M...

Diyaargarowgii ugu dambeeyay oo kasocdo Maxaas iyo ciidanka oo sugaya amar

MAXAAS (KAAB TV) - Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka socdo abaabul dagaal oo ka dhan ah...

Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Somalia oo sheegay khatarta isbedelka Cimilada

NAIROBI (KAAB TV) - Ra'isul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka isbeddelka cimillada Afrika (AC...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News