HomeWararka

Wararka

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Mudug.

Mudug (kaab tv)Ciidamada difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ayaa Xalay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ku dilay ...

Barlamaanka Puntland oo dooranaya Guddomiye & ku xigeen.

Garoowe (KAAB ) Magaalada Garoowe ee Puntland  waxaa ka soconaysa , qaban-qabaada la xiriirta doorashada Guddoonka Barlamaanka maa...

Boqol qof oo lagu dilay mar qura magaalada TEHRAN ee iraan.

Tehran (KAAB )  laba qarax oo waa wayn oo ka dhacay magaalada caasimada ah ee Tehran ee dalka Iiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay...

Mareykanka oo si kulul u canaantay Itoobiya -‘’Jooji fargalinta ‘’ayuu yiri.

NewYork (Raxanreeb ) Waxa isa soo taraya , baaqyada  ka  soo baxay dalal badan oo la caalamka oo  la xiriira  in si wada hadal ay ...

Ciidamo Macawisleey ah oo Shabaab kala wareeegay deegaanka Caad

Caad (kaabtv) – Ciidamada Macawisleyda ee ka dagaalamaya koonfurta gobolka Mudug ayaa galabta gudaha u galay magaalada Istaraatiij...

Saraakiil ka shiray sidii banaanka GAROOWE loogu saari lahaa ciidanka

Muqdisho (KAAB) Magaalooyinka maamulka Puntland waxa wali ka taagan xiisada arrimaha doorashooyinka , waxaana cabsi badan ay ka ji...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News