HomeWararka

Wararka

Nin dilay Hooyadiis iyo Walaashiis kaddibna meydkooda gubay oo la qisaasay

Sacuudiga(KAAB TV ) Boqortooyada Sacuudiga waxaa dhawwaan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen ,kaddib markii nin uu si arxan-dar...

Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo fashiliyya qaraxyo Al Shabaab diyaariyeen

Sh Dhaxe iyo Galgaduud (KAAB TV ) Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo kawada goobo ay kooxda Al Shabaab kaga sugnaayeen...

Wasiir Huruuse oo is casilay si uu ugu tartamo hoggaanka Puntland

Garoowe (KAAB ) Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa is casilay xilka wasiirnimo asagoo kamid noqonay...

Dowladda MD Xasan oo maareyn la’ dagaal beeleedyada dalka ka jira.

Muqdisho (KAAB)- Deegaano badan oo gobolka Shabeellaha dhexe  waxaa ka soconaya , dagaalada salka  ku haya arrimaha qabaa’ilka kuw...

CIIDANKA DOWLADDA OO MANTA LA WAREEGAY AMNIGA MADAXTOOYADA SOOMAALIYA

Muqdisho(kaab tv)Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee madaxtooyada Soomaaliya o...

Turkiga oo war cusub kasoo saaray dilkii uu geystay wiilka Xasan Sheekh

Ankara (KAAB TV ) – Wasiirka caddaaladda Turkiga, Yılmaz Tunç, ayaa sheegay in Maxamed Xasan Sheekh Maxmuud oo ah wiil uu dhalay m...

Ciidamada ATMIS oo Sanado Badan Kadib Maanta Banaynaaya Xurumaha Muhiim ah ee Dowlada…

MUQDISHO(kaab tv)Ciidamada Howlgalka Kumeel-gaarka ah ee Midowga Afrika ATMIS ayaa maanta oo ah 17ka Deseembar 2023 waxa ay si ras...

Hirshabeelle oo ciidamo kala dhex-dhigtay Beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe.

Shabeellaha Dhex(kaab tv)Taliyaha Nabad-sugidda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macallin Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan Booliiska a...

Muhaajiriin badan oo kusii jeeday Yurub oo geeriyooday iyo kuwa la bad baadiyay

LIIBIYA{kaab tv}Dooni ay la socdeen muhaajiriin badan oo Afrikaan ah kuna sii jeeday Qaarada Yurub ayaa ku degtay biyaha dalka Lii...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News