HomeWararka

Wararka

Xubno Al-Shabaab ah oo xalay lagu qabtay howl-gal ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay xalay ciidamada ammaanka Soomaaliya ka sameeyee...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax Ciidamo lagula beegsaday Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) - Qarax Miino ayaa Maanta Barqadii waxaa laamiga degmada Deyniile ee Gobolkan Banaadir lagula beegsaday Gaari a...

Xildhibaan shaaciyay cidda loo waday hubkii lagu qabtay Muqdisho iyo falcelin ka dhalatay

Muqdisho (Kaab TV) – Xildhibaan Dayax Cumar oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban ku daabacay bartiisa Facebook...

Shan qodob oo muujinaya in Erdoğan dib loo dooran karo

Ankara (Kaab TV) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay taariikhda geli doono doorasho ku-celis ah, kadib mar...

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo is-casilay isaga oo ka cabanaya Hinda Culusow

Riyadh (Kaab TV) – Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya Saalim Macow Xaaji ayaa sheegay inuu iska casilay xilkaas,...

Danjirihii Soomaaliya ee Sacuudiga oo iscasilay sabab la xiriirta xafiiska Xasan Sheekh

Muqdisho (KAAB TV) - Danjiraha Soomaaliya u jooga Boqortooyada Sacuudiga ayaa iska casilay xilkaasi ka dib markii sida uu sheegay ...

Xasan ma ka gudbi doonaa imtixaanka ay ku dheceen Sheekh Shariif iyo Farmaajo?

Muqdisho (Kaab TV)– Muqdisho marka laga tago inay tahay caasimadda Soomaaliya, dhinaca kale waxay tan iyo sanadkii 2000-ka imtixaa...

DF oo wada qorshe Muqdisho lagu keenayo Isimida SSC

Laascaanood (Kaab TV) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay casuumaad u fidisay Isimida SSC ee ku sugan magaalada Laascaanoo...

Abu Cubeyda oo kasoo muuqday muuqaal cusub oo ay baahisay Al-Shabab iyo arrimaha uu ka had...

Bu’aale (Kaab TV) – Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeyda ayaa kasoo dhex muuqday muuqaal cusub oo ay baahisay warbaahinta ko...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News