HomeWararka

Wararka

Weerar ku billowday qarax oo lagu qaaday Baarsanguuni

Kismaayo (Kaab TV)– Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku billowday qarax is-mi...

Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday inuu hub halis ah siinayo Soomaaliya

Brussels (Kaab TV)– Madaxa siyaasadda arrimaha dibdda Midowga Yurub ayaa sheegay in ururka uu hub halis ah u diri doono dalal ka b...

Madaale oo kashifay walxo khatar ah dekedda iyo garoonka laga soo dejiyo

Muqdisho (Kaab TV)– Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa sheegay in dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho laga...

Scotland oo dooratay ra’iisul wasaare Muslim ah

Glasgow (Kaab TV) -Baarlamanka Scotland ayaa Talaadadii xaqiijiyey in Humza Yuusuf uu beddeli doono Nicola Sturgeon, si uu u noqdo...

Qorshaha saraakiil sare oo dowladda Mareykanka ay usoo dirtay Soomaaliya

Maxaas (Kaab TV)– Saraakiil ka socotay dowladda Mareykanka ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo si weyn ugu ...

Digniin laga soo saaray halis kusoo food leh Hiiraan

Muqdisho (Kaab TV)– Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan fatahaado weyn oo uu sameyn karo webiga Shabe...

Shiinaha oo hanjabaad cusub u diray Mareykanka

Beijing (Kaab TV) – Shiinaha ayaa ku hanjabay inuu aargoosan doono haddii afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy uu...

Saraakiishii la shaqaynaysay Farmaajo oo beegsi lagu bilaabay.

Muqdisho (KAAB ) Ciidanka tirsan Hay’adda NISA ayaa weerar ku qaaday guriga Taliyihii hore ee daba-galka Hay’adda NISA ee magaalad...

Golaha ammaanka ee QM oo diiday dalabkii Ruushka

New York (Kaab TV)– Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baadhitaan l...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News