HomeWararka

Wararka

Koror ku yimid tirada dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga dilay

GAZA (KAAB )  Marinka GAZA waxaa ka sii soconaya duqeymaha diyaaradah Isreal ay ka gaysnayaan , deegaanka dhulka reer Falastiin ha...

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ? – FASHIL AMNI

KAAB ( Muqdisho ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed oo  la sheegay in ...

Masar oo diiday gargaar Iran ay u dirtay shacabka Falastiin kadib codsi ka yimid Israel

QAAHIRA (KAAB TV) - Dowladda Masar ayaa aqbashay dalabaadka Israa’iil ee ah in ay hor istaagto gaarsiinta 60 tan oo gargaar bini’a...

UK: Cameron oo noqday Wasiirka Dibadda iyo Wasiir iska casilay xukuumadda

LONDON (KAAB TV) - David Cameron oo horey u soo noqday Ra'isul Wasaaraha UK ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda...

Taliska Ciidanka dhulka Somalia oo war kasoo saaray qarixii saakey ee Jaalle Siyaad

Muqdisho (KAAB TV) - Taliska ciidanka dhulka Somalia oo war kasoo saaray qarax ismiidaamin ah oo saakey kadhacay gudaha xerada Jaa...

Ra’isul Wasaaraha UK oo xilka ka qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha ‘cunsuriyad d...

LONDON (KAAB TV) - Ra'isul Wasaaraha dalka Ingiriiska, Rishi Sunak ayaa shaqada ka ceyriyay Wasiirkii Arrimaha Gudaha Suella Brave...

DEG DEG: Qarax ismiidaamin aha ayaa goordhoweyd kadhacay xerada Jaalle Siyaad

Muqdisho (KAAB TV) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goor dhoweyd kadhacay xerada ciidanka ee Jaalle Siyaad ee wad...

Isra’iil ayaa ku hanjabtay in maanta ey qaadeyso weeraro kadhan ah Xizbullah

Gaza (KAAB TV) - Isra'iil ayaa sheegtay in diyaaradahooda dagaalka ey weerareen dhowr xarumood oo ay Xizbullah ey kuleedahay gudah...

El-Niño : Khatar Dowladda si dhab ah aysan ugu baraarugsanayn

Muqdisho (KAAB) Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xaalad Deg deg ah oo ku aadan in daadadka ku fatahay meelo badan oo gobolla...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News