HomeWararka

Wararka

Afhayeenka AL-Shabaab Cali Dheere oo ka jawaabay imaatinka ciidamada cusub

Muqdisho (kaab TV) – Afhayeenka kooxda Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay qorshaha ay dowladda federaalk...

Daraasad Soomaaliya ka sheegtay shan arrin oo xiiso leh oo aan horay loo ogeyn

Muqdisho (Kaab TV) – Waaxda Tirakoobka Qaranka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday daraasad laga sameeyay Soomaaliya oo diiradda ...

Abshir Axmed Macalin oo sanado badan kadib isku soo dhiibay ciidamada dowladda

Baydhabo (Kaab TV) – Abshir Axmed Macalin oo sanado badan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada qey...

Faah-faahin laga helayo nabadoon lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (kaab TV) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilka oday nabaddoon ah oo maanta loogu geystay degmada Kaaraan, x...

SSC oo jawaab culus kasoo saartay hanjabaaddii Somaliland, kuna dhawaaqday…

Laascaanood (Kaab TV) – Taliyaha Ciidamada Deegaanka Laascaanood ee dagaalka kula jira Somaliland ayaa markii u horeysay si adag u...

Xamz oo Muqdisho ka dhagax dhigay warshad ay ku baxeyso $37 milyan

Muqdisho (Kaab TV)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xamze Cabdi Barre ayaa maanta dhagax dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ...

Dagaal ka dhan ah Axmed Madoobe oo looga dhowaaqay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Jubbaland ayaa go’aan culus ka gaaray in Madaxweynaha Ju...

‘Madaxweyne Xasan Sheekh ma fadhiyo Villa Soamlia ee waxaa lagu hayaa Imaaraadka’

Muqdisho (Kaab TV)– Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa markii u horeysay si lama filaan ah uga hadlay saa...

Somaliland oo iclaamisay dagaal hor leh – Maxaa ka cusub xiisada Laascaanood?

Hargeysa (Kaab TV)- Saraakiisha hogaamisa ciidanka militeriga Somaliland ayaa sheegay in ay dagaal culus ku qaadayaan xoogagga kul...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News