HomeWararka

Wararka

Somalia iyo Sacuudiga oo markale heshiisyo cusub ku kala saxiixday Riyadh

Riyadh (KAAB TV) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga...

Maxkamadda ciidanka oo xukunno ku riday dad lagu eedeeyay Al-Shabaab

MUQDISHO (KAAB TV) - Maxkamadda derajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday guddoomiye waax...

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse

Muqdisho (KAAB) Maanta oo  Axad ah magaalada Muqdisho waxaa  lagu waday in uu ka dhaco dibadbax  lagu taageeri lahaa hadal dhawaan...

Netanyahu ‘’ Falastiiniyiintu ma maamuli doonaan Gaza ‘’

GAZA (KAAB ) Markii uu soo baxay warka ku saabsan in Falastiniinta ay maamuli doonaan Gaza dagaalka ka dib waxaa arinkaas ka biyo ...

Xasan Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iilR...

Gaza (KAAB TV) - Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac ...

Siciid Deni iyo Catriona Liang oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka Puntland

Garoowe (KAAB TV) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa madaxtooyada maamulka Puntland kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Mido...

Xasan Sheekh”Waxa ka socda Qaza waxay ka soo horjeeddaa damiirka aadanaha”

Riyadh (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay k...

MSF oo shaaca kaqaaday inuu go’ay xiriirkii Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

Gaza (KAAB TV) - Dhaqaatiirta aan xuduudaha laheyn ee MSF inuu lumay xiriirka ey laleheed Isbitaalka weyn ee Al-Shifa iyagoo ey ji...

Michael Nithavrianaki iyo Madaxweyne Laftagareen oo kulan xasaasi ah kuyeeshay Beydhabo

Beydhabo (KAAB TV) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xarunta madaxtooyada KMG ah ee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News