HomeWararka

Wararka

Maxaad ka taqaanaa afarta nin ee hoggaaminaaya kacdoonka Laascaanood?

Laascaanood (Kaab) – Ku dhawaad labo isbuuc waxaa magaalada Laascaanood ka taagan colaad u dhexeysa ciidamada Jamhuuriyadda iskeed...

Sheekh Shariif: Waxa ka dhacay Laascaanood waa dambiyo ka dhan ah Bini’aadannimada

Laascaanood (Kaab) – Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xaa...

Caga badan kuma taagna Laascanood

Laascanood (KAAB)  Magaalada Laascanood markasta waxa laga filan karaa in ay ka dhacaan duqeymo iyo dagaal sabab la xiriirta in wa...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Puntland iyo Shabaab oo sheegatay

Boosaaso (Kaab TV) – Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaas oo waxyeel...

Golaha Siyaasadda Beesha Mudullood oo go’aan kasoo saaray xilal ay beesha heshay

Muqdisho (Kaab TV) – Shir ay maanta 15/2/2023 ay isagu yimaadeen Golaha Siyaasadda iyo Horuumarinta Beesha Mudulood oo ka dhacay M...

Al-Shabaab badan oo maanta lagu laayey dagaal culus oo ka dhacay Mudug

Gaalkacyo (Kaab TV) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Qeycad iyo duleedka ma...

Somaliland oo war cusub kasoo saartay dagaalka Laascaanood

Hargeysa (Kaab TV) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta markale ka hadashay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Soo...

Kulankii xildhibaanada BF oo baaqday iyo dood xooggan oo taagan

Muqdisho (Kaab TV) – Kulankii maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii ay soo xaadiri waa...

Diyaarad Imaaraati ah oo billaabeysa duulimaad toos oo Muqdisho iyo Dubai ah

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkada duulimaadyada ee Fly Dubai ee fadhigeedu yahay wadd...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News