HomeWararka

Wararka

ATMIS ‘’ Waa ka aargodanay Al- Shabaabkii soo weerara saldhigeena Buulamareer‘’

Muqdisho (KAAB) Hoggaanka ATMIS ayaa markii ugu horeysay  ka hadlay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen magaalada Buulamareer ...

Ciidamada DF oo ka hortegay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen Masagawaa

Masagawaa (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Masagawaa oo k...

Ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyin muhiim ah oo magaalada Bosaaso

Boosaaso (KAAB ) Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay la wareegeen kantaroolka laga ilaaliyo ...

Muqdisho xal maloogu gaari karaa xiisada Laascanood ?

Muqdisho (KAAB ) Madaxda sare ee Dowladda  Federaalka Soomaaliya & ismida  deegaanada  gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn halkaas...

Falcelinada ka dhashay heshiiska golaha wadatashiga Qaran

Minnesota (Kaab TV)– Tan iyo markii uu Golaha Wadatashiga Qaranka uu baahiyay War-murtiyeedka shirkii u dambeeyay ee ku yeeshay Vi...

Xasan oo shaaciyay arrin uu hoggaankiisu la kowsaday oo ay ka dhaxleen dowladdii hore

Muqdisho (Kaab TV)– Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka JFS, ...

Koonfur Galbeed oo baareysa hay’ado la sheegay inay kirishtaannimo ku faafinayaan de...

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa soo baxay xogo dheeraad ah oo ku saabsan tababarkii tuhunka dhaliyay ee ay kaniisad iyo hay’ad Finland ...

Muxuu R/W Xamze ka yiri qorshaha lagu baabi’inayo xilkiisa R/wasaaraha?

Muqdisho (Kaab TV)– R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunt...

Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarteeda ay u gacan galeen Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV) – Militariga Uganda ayaa markii u horeysay qiray in qaar kamid ah askartooda ay u gacan galeen kooxda Al-Shabaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News