HomeWararka

Wararka

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda

GAALKACYO (KAAB TV) - Dowladda Somalia way ka gaabsatay ka hadalka dagaal iyo qaraxyo Al-Shabaab ku qaaday tuulada miyaga ku taall...

RW Xamze Cabdi Barre oo maanta daahfuray munaasabada kaarka aqoonsiga dadweynaha

Muqdisho (KAAB TV) - R/Wasaaraha Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iy...

Tiktok oo lagu ganaaxay 350 Milyan oo dollar iyo sababta loo ganaaxay

Ireland (KAAB TV) - Shirkadda Tiktok ee aadka u isticmaalaan dhallinyarada caalamka ayaa cadaadis xooggan kala kulmeysa qaar kamid...

Booliska Muqdisho oo gacanta kudhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Si...

Milateriga dalka Niger oo xayiraad saaray safaarada Farnsiiska ee dalka Niger

Niger (KAAB TV) - Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcihii sheegay in danjiraha Faransiiska ee Niger uu sidii la hay...

Feysal Cali Waraabe oo kuhanjabay in Somaliland dib uqabsan doonto Laascaanood

Hargeysa (KAAB TV) - Guddoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya o...

Xasan Sheekh oo qaatay kaarka aqoonsiga dadweynaha uguna baaqaya Shacabaka iney qaataan ka...

Muqdisho (KAAAB TV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xa...

Xildhibaannada Puntland ayaa bilaabay ololaha muddo kordhinta Dowladda

Garoowe (KAAB TV) - Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada x...

Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo khilaaf u xiran

Beledwayne (KAAB TV) - Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News