HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo war kasoo saaray dagaalka Laascaanood

Washington (Kaab TV) – Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo galay...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo sheegtay xilliga ay gaareyso go’aanka kiiska Abdalle M...

Muqdisho (Kaab TV) - Maxkamada gobolka banaadir ayaa maalinta isniinta 13 february 2023 soo gabagabeyn doonta  dacwadda xoriyada s...

Xiisadda Laascaanood oo weji cusub yeelatay kadib tallaabadii Saleebaan Diiriye

Laascaanood (Kaab TV) – Xiisadda ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu soo warramayaa in haatan...

Somaliland oo dagaalka Laascaanood ku sheegtay mid ‘argagixiso’

Laascaanood (Kaab TV) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay BBC-Engilish ayaa ...

Sidee Muqdisho looga dareemay dhul-gariirka ku dhuftay TURKIGA?

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda Turkiga ayaa la daala dhaceysa dhibaatada ka dhalatay dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay qaybo ka mid ...

Maxay ka wada-hadaleen Axmed Madoobe iyo madaxa ATMIS

Muqdisho (Kaab TV) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa...

XOG : Madaxda sar saree e Somaliland oo ku kala tagay dagaalka Laascanood

Hargaysa (KAAB ) Shirar kala duwan ayaa ka dhacaya magaalada Hargaysa kuwaas oo looga hadlayo xiisadaha ka taagan magaalada Laasca...

30 ruux oo ku dhaawacmay ”Dagaalka ” Laascanood oo Muqdisho la keenay

Muqdisho (KAAB ) Magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis ah waxaa la soo gaarsiiyay dhaawacyada qaar kamid aha dadkii ku soo dhaawacm...

Weriye si joogta ah u dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qara...

Muqdisho (KAAB )  kulan  magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayay ku meel mariyeen Hanti- dhawr...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News