HomeWararka

Wararka

MUQDISHO: Gaari khudaar waday oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin Dayniile

MUQDISHO (KAAB TV) - Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  goordhaw uu ka dhacay...

Hoggaanka SSC-Khaatumo oo dadka reer Laascaanood ugu baaqay ineysan ku solaaban

Laascaanood (KAAB TV) - Magaalada Laascaanood ayaa muddo isbuuc ah ku jirta xaalad xasillooni ah, kaddib markii ciidamadi maamulka...

Maxaa hadal – hayn ka dhigay dagaalkii ka dhacay Cawswayne ?

Dhuusmareeb (KAAB )  Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Caws...

Saraakiisha ciidanka xoogga iyo kuwa dadka deegaanka oo kuwajahan degmada Maxaas

Maxaas (KAAB TV) - Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabul xooggan oo ...

Hay’adda ICRC oo shaacisay tirada maxaabiista somaliland loga qabtay Laascaanood

Laascaanood (KAAB TV) - War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa lagu sheegay tirada maxaabiista ciidamada...

Sheekh Shariif oo cadeeyay mowqifkiisa ku aadan dagaalka Al-Shabaab

Ankara (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray howlgalka ka dhanka ah k...

Cali Guudlaawe oo aqoonsi degmo siiyay tuulada Alkowsar

MUQDISHO (KAAB TV) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray Magaalada Al-kowsar oo socdaal dhiirigalin ah ku ma...

Midowga Africa oo ku dhawaaqay talaabo ka dhan ah Afgambiga Gabon

ADDIS ABABA (KAAB TV) - Midowga Afrika ayaa hakad galiyay xubinimada dalka Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay...

XOG: Qaraabada Xasan Sheekh oo la siiyay xil uu hayey Agaasime xabsi ku jira

MUQDISHO (KAAB TV) - Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo ahaa Agaasimihi Waaxda Ajaanibta ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliy...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News