HomeWararka

Wararka

Waa kuma ergeyga cusub ee QM ee Soomaaliya?

Muqdisho (Kaab TV) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, ayaa ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya Catriona L...

Caro xooggan oo ka dhalatay dil uu geystay askari ka tirsan ciidanka Somaliland

Boorama (Kaab TV)– Caro dad weyne oo xooggan ayaa ka dhalatay dil askari ka tirsan ciidanka Somaliland gaar ahaan kuwa xeebaha uu ...

Faahfaahino ku saabsan qarax ka dhacay Shabeellaha hoose

Afgooye (Kaab TV)– Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaare ka dhashay qarax ka dhacay barqanimadii maanta  qaybo ka mid ah go...

Dagaal udhexeeyo Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda oo ka socdo Galmudug

Xarardheere (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo u dhexeeyo Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo h...

Wasaaradda Maaliyadda oo sameysay canshuur kordhin

Muqdisho (Kaab TV) - Wasaaradda Maaliyadda ayaa canshuur kordhin ku sameysay badeecadaha Muqdisho kasoo daga. Wasaaradda Maaliy...

Arrinta ay DF ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato dagaalka socda

Muqdisho (Kaab TV)– Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay sababta ka dambeysa in dalalka safka hore ay la kaa...

Laascaanood (Kaab TV)– Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka Guud ee SSC oo markale ka hadlay colaadda sii daba-dheeraaneysa ee...

Dowladda UK oo qaaday tallaabo ka dhan ah madaxweyne Xasan.

London (Kaab TV)– Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda UK ay qaaday tallaabo ka dhan ah madaxwenaha Soomaaliya Xasan Sheekh ...

Falastiin oo go’aan cusub uga dhawaaqay Qaza

Qaza (Kaab TV)– Kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad ayaa xababd-joojin uga dhawaaqday Qaza, kadib markii ay gantaallo is-weyd...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News