HomeWararka

Wararka

DEG DEG Jaamacada ummada oo maanta bahdilaad kula kacday qaar kamid Ardayda

Muqdisho (Kaab TV)- Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya ardeyda jaamacada umada ka barata kulliyada Injineerinka oo si xun loo bahd...

Tiro hoobiyayaal ah oo kudhacay deegaanka Janaale

Janaale (Kaab TV) -Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic ey maanta tuureen ciidamada ATMITS oo kudhacay deegaanka Ja...

Ciidamo careysan oo xirtay Koontorool kuyaalla Gaalkacyo

Gaalkacyo (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamo ka...

DF iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Muqdisho (Kaab TV) – Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay ku xigeenka ergeyga ga...

Mucaaradka Kenya oo dib u billaabaya dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo

Nairobi (Kaab TV) –Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee Azimio ayaa sheegay in ay maanta dib u billaabayaan mudaaharaadyada ka dhacaya ...

Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay degaannada Somaliland

Hargeysa (Kaab TV)– Faahfaahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya Magaalada Hargeysa ee caasimada Soomaaliland ayaa waxaa kadhacay shil...

William Ruto oo weerar afka ah kuqaaday madaxda Afrikaanka

Nairobi (Kaab TV)– Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa markii ugu horeysay si weyn ugu dhaliilay Midowga Afrika in uu awood...

Hay’adda Duulista oo soo faro-gelisay dood ka taagan garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (Kaab TV)– Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay dood ka taaganeyd lab...

Ebrahim Raisi oo booqasho ku tegeya Syria

Tehran (Kaab TV) – Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa maalinta barito ah kuwajahan caasimada dalka Syria ee Dimishiq booqa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News