HomeWararka

Wararka

Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay

Muqdisho (KAAB ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo ...

Guddoonka Labada Aqal oo magacaabay xubnaha Baarlamaanka ku matalaya IGAD

Muqdisho (KAAB) - Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa  si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaank...

Muuse Biixi oo durba kulan laqaatay guddoonka cusub ee wakiilada Somaliland

Hargeysa (KAAB) - Madaxweynaha Somaalilnad, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha cusub ee loo doo...

Shaqaalaha waaxyaha maamulka Dhuusomareeb shaqada laga eryay

Gaalkacyo (KAAB) - Gudoomiyaha maamulaka degmada Dhuusamareb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa Kala diray dhammaan sha...

Abiy “Itoobiya waa inay ku heshaa deked xoog ama xeelad”

ADDIS ABABA (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ku dhawaaqay in dowladda Itoobiya ay sahamineyso dhammaan...

Dowladda Soomaaliya oo kahadashay iscasilaada safiirkii ufadhiyay Sacuudiga

Muqdisho (KAAB) - Wasiirka arrimaha dibeda ee dowladda Somaaliya Abshir Jaamac Huruse ayaa markii ugu horeysay ka hadlay iscasilaa...

Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo doortay Guddoomiye cusub

Hargeysa (KAAB) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa goordhow waxay guddoomiyaha Golaha Wakiilada u doorteen Yaasiin Xaaji Maxamuud ...

Wasiir ka tirsan Dowlada Somalia oo qaaday talaabo ay ka carootay dowlada Turkiga

Muqdisho (KAAB) - Wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumada Soomaaliya Cali Balcad ayaa sheegay in Turkigu ka carood...

Laftagareen oo ceyriyay qaar ka mid ah golaha wasiirada Koonfur Galbeed

BAYDHABO (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Maxamed Xasan (Laftagareen) ayaa xilkii...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News