HomeWararka

Wararka

Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo shir uga qaybgalay dalka Azarbajan

Azerbajan (KAAB) - Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Soomaaaliya  Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Aze...

Turkiga oo Shaaciyay in aan lagu qasbi karin in Sweden u ogolaadaan in ay NATO ku biirto

Ankara (KAAB) - Turkey ayaa Talaadadii ka digtay inaan lagu cadaadin karin inay taageerto isku dayga ay Sweden ku dooneyso inay ug...

DF oo qaaday talaabo cusub ka dib heshiiskii Golaha Wadatashiga ee Doorashada

Muqdisho (KAAB) - Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir gud...

Isimada SSC oo ugu baaqay Xasan Sheekh kala cadeeyo cida gardaran SSC iyo Soomaaliland

Laascaanood  (KAAB TV) - Isimada deegaannada SSC ee dagaalka kala soo horjeeda Soomaaliland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka...

GAROOWE oo laga mamnuucday in lagu dhexsito hubka sharci darrada ah

Garoowe (KAAB ) Magaalada – Garoowe ee xarunta ee maamulka Puntland waxaa maanta oo Arbaca ah waxaa ka dhacay shir looga hadlayay ...

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (KAAB ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan g...

Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan

Ceel Baraf (KAAB) - Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure Karoore o...

Al-Shabaab & Ciidamadda Jubland oo ku dagaalamay Degaanka Geriley ee gobolka Gedo

Geriley (KAAB) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya Xubno ka Tirsan Al-Shabaab ay weerareen degaanka Geriley  ay Farii...

Waxaa dhawaan lafilayaa in uu Shir ugu furmo Laascaanood Isimada Dhaqanka ee SSC

Laascaanood (KAAB) - Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Hoggaanka Isimada Dhaqanka SSC oo  ka hadlayay xaalada  Amni ee Gobolk...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News