HomeWararka

Wararka

Sooyaalka : Daljirka DAHSOON – Xuska 1-da Luulyo

Muqdisho (KAAB ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda...

KENYA : In ka badan 50 qof oo ku dhintay shil gaari oo dalkaas ka dhacay

Nairobi (KAAB) Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd ay ku geeriyooday shil gaar oo ka dhacay dalkaas , wa...

Muqdisho dad baa lagu afduubanayaa dharaar cad- Booliska ayaa sheegay

Muqdisho (KAAB ) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay socdaan baaritaan ku saabsan shaqsiyaad loo haysto  ku lug lahaanshaha afduu...

Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar

Jowhar (KAAB) Wararka aan ka  helayno magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dexe ayaa sheegaya in halkaas qarax miino oo nooca dhulka la...

Cali Guudlaawe: “qof kasta oo mas’uuliyad haayo muddo kooban ayey leedahay ee halagu...

Jowhar (Kaab TV) - Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo waxyar kataabtay xiisadda ka dhalatay xilka qaadista  guddoom...

Dowlada Ciraaq oo Sweden u gudbisay dalab la xiriira ninkii gubay Kitaabka Qur’aanka

Ciraaq (Kaab TV) - Wasaaradda arrimaha dibadda Ciraaq ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay u yeertay safiirka Sweden, kana ...

Cali Jeyte oo Magacaabay Xubno ka mid noqonaya Maamulkiisa Hiiraan State

Beledweyne (Kaab TV) - Guddoomiyihii hore ee goblka  Hiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in uu yahay Madaxweynaha Hiiraan State...

Shil gaari oo dad badan ku dhamaadeen oo ka dhacay gudaha dalka Kenya

Nairobi (Kaab TV) - Shil gaari oo sababay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada...

Dad ka badan 25 qof oo ku dhintay Galbeedka dalka India

Hindiya (Kaab TV) - Gaari bas ah ayaa shil galay oo dab qabsaday, waxaana ku dhintay ugu yaraan 25 qof gobolka Maharashtra ee galb...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News