HomeWararka

Wararka

Puntland oo iska diiday taageerida sharci cusub oo la xiriira khayraadka

Muqdisho (KAAB ) Dowlad – goboleedka maamulka  Puntland ayaa war ka soo saartay taageero la sheegay in wadamada deeqaha bixiya ay ...

Koox Cayaal- Weera ah oo weerar – bambaana ah lagu qaaday

Muqdisho (KAAB ) Wararka KAAB  uu ka helayo degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas laga maqlayay caawa da...

Laftagareen & Dr siyaasiga Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo kulan leh & ujeedka

Baydhabo (KAAB ) Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo mid ah siyaasiinta deegaanada Koonfur – Galbeed  ayaa maanta ka degay magaalada Bay...

TAREENKA Xasan Sheekh oo laga daadanayo !!

Muqdisho (KAAB  ) 11- Bil ayay jirtaa Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud , waxaana sanad wax ...

Maxay ka wada- hadleen Mareynkanka & Odayaasha SSC

Laascanood (KAAB  ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool maanta waxa kulan ku yeeshay xubno ka  kala socda isimada gobolada Sool ,...

Xamse Cabdi Barre ‘’ Lama aqbalayo dilalka ka dhacaya Muqdisho ‘’

Muqdisho (KAAB  ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin falalka amni darro ee ka jira magaalada Muqdisho...

KISMAAYO : Sarkaal Al- Shabaab oo lagu dilay howlgal

Kismaayo (KAAB  ) Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in hoggaamiye ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay ku dileen howl...

Ciidamo hor leh oo – gaaray Laascanood & sida wax uga socdaan

Laascanood (KAAB ) Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qe...

MUQDISHO : Todobaadkii 2aad oo si sharci-darra ah u xiran yahay Abdalle Muumin

Muqdisho (KAAB  ) Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa todobaadkii labaad waxa uu si sharci darra ah ugu xiran yahay magaalada...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News