HomeWararka

Wararka

Sidee Muqdisho looga dareemay dhul-gariirka ku dhuftay TURKIGA?

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda Turkiga ayaa la daala dhaceysa dhibaatada ka dhalatay dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay qaybo ka mid ...

Maxay ka wada-hadaleen Axmed Madoobe iyo madaxa ATMIS

Muqdisho (Kaab TV) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa...

XOG : Madaxda sar saree e Somaliland oo ku kala tagay dagaalka Laascanood

Hargaysa (KAAB ) Shirar kala duwan ayaa ka dhacaya magaalada Hargaysa kuwaas oo looga hadlayo xiisadaha ka taagan magaalada Laasca...

30 ruux oo ku dhaawacmay ”Dagaalka ” Laascanood oo Muqdisho la keenay

Muqdisho (KAAB ) Magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis ah waxaa la soo gaarsiiyay dhaawacyada qaar kamid aha dadkii ku soo dhaawacm...

Weriye si joogta ah u dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qara...

Muqdisho (KAAB )  kulan  magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayay ku meel mariyeen Hanti- dhawr...

Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhulgariirkii Turkiga

Ankara (Kaab TV) – Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha baaxadda leh ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Turkiga, kaas oo...

Khiyaano weyn oo ku jirta qorshaha Al-Shabaab ee dagaalka oo la shaaciyay

Muqdisho (Kaab TV) – Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii sida weyn loogu jabiyay dagaalka socda ee iska kaashanayaan ciidamada d...

Odayaasha beesha Xawaadle oo digniin u diray madaxda HirShabeelle

Jowhar (Kaab TV) – Odayaal iyo waxgarad ka tirsan beesha Xawaadle oo maalmihii dambe uu shir uga socday magaalada Jowhar ee xarunt...

Muqdisho oo dhowaan marti-gelinaysa shirweyne muhiim ah oo u dhaxeeya…

Muqdisho (Kaab TV) – Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho lagu qaban doona shirweyne maalgashi oo u dhaxeeya dowladda federaalka Sooma...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News