HomeWararka

Wararka

Shirka madasha oo Puntland ka maqan oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (KAAB) Maanta oo Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran oo ay ka maqan tahay maamul...

Ganacsato loo haysto kiis xasaasi ah oo la horgeeyay Maxkamadda G/Banaadir

Muqdisho (Kaab TV)– Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Saleebaan Maxamed Maxamuud oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in xafi...

PUNTLAND oo jawaab ka bixisay qoraalkii Farmaajo

Garoowe (Kaab TV)– Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo war qoraal ah soo saaray a...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo hubeysan wiil dhalinyaro ahaa ugu geysteen degmada...

MUQDISHO : Shirka maamul goboleedyada oo furmaya & DENI oo ergo loo diray

Muqdisho (KAAB ) Magaalada Muqdisho , waxaa lagu wadaa inuu ka  furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee Dowladda iyo maamul  go...

Safiirka Mareykanka oo dhaliil culus u jeediyey Deni

Muqdisho (Kaab TV)– Safiirka xilka ka sii tegaya ee Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry André ayaa waraysi uu siiyay laanta af ...

XOG Xukuumada Somaliland oo qorsheysanaysa duulaankii ugu weynaa, kuna beegaysa…

Laascaanood (Kaab TV) – Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay ...

Arrinta ka dambeysa muuqaalka Abu Cubeyda ee ay baahisay Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV)– Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeyda ayaa dhawaan kasoo dhex muuqday muuqaal cusub oo ay baahisay warbaa...

DEG- DEG : Ciidamo gadoodsan oo la wareegay sanaadiiqda doorashada Puntland

Garoowe (KAAB  ) Ciidankii diidanaa doorashooyinka Puntland ayaa gabi ahaanba waxa ay caawa ay la wareegay qalabkii iyo sanaadiiqd...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News