HomeWararka

Wararka

Nisa oo dabaal-dag nooc cusub ah ka dhigtay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Kaab TV) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad taageero iyo soo dhaweyn loogu muujinayay sharciga cusu...

Somaliland oo lagu eedeeyay inay dishay maxaabiis ay ku qabatay dagaalka Laascaanood

 Laascaanood (Kaab TV)– Isimada dhaqanka SSC ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa war cusub kasoo saaray dagaalladii ugu dambeey...

Al-Shabaab oo shaacisay xogta nin ajnabi ahaa oo isku qarxiyay…

Kismaayo (Kaab TV) – Kooxda Al-Shabaab ayaa war cusub kasoo saartay weerarkii xooganaa ee todobadii bishan March lagu qaaday xero ...

Nin dilay xaaskiisa iyo mid kale oo lagu toogtay Baydhaba

Baydhaba (Kaab TV)– Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ...

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday xeero ku taalla Baardheere

Baardheere (Kaab TV)– Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar toos ah oo ay saaka Al-Shabaab...

Xildhibaan Saadaq Joon oo loo doortay guddoomiyaha guddi muhiim ah

Muqdisho (Kaab TV)– Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta...

Somaliland oo sheegasho yaableh kasoo saartay dagaalka Laascaanood

Hargeysa (Kaab TV)– Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka...

Xildhibaan ka tirsanaa BF Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Allaha u nxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku geeriyoodayXildhibaan Maxamuud ...

Koox ciyaal weero ah oo Sheekh caan ahaa si arxan darro ah ugu dishay Degmada Kaaraan

Muqdisho (Kaab TV)– Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil arxan darro ahaa oo ay xalay koox ciyaal weero ah ka geysatay degmada ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News