SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Siisi oo war ka soo saaray heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Qaahira(Kaab TV) -Madaxweynaha Masar Cabdifataax El-Sisi ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo heshiiskii Ankara ay ku gaareen Itoo...

Xuutiyiinta oo weerarar ku qaaday garoonka diyaaradaha Tel Aviv.

Tel Aviv (Kaab TV) -Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa sheegay Talaadadii in ay laba gantaal ku rideen Israa’iil, saacado...
00:04:08

Caasumaddii Soomaali tacabka galisay reer baa looga tagay -Lugatoor

GAROWE (Kaab TV) - Madaxweyne ku Xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ku dhiirigaliyay ganacsatada inay maalgashi ku s...
00:02:38

Nugaal oo qaaday koobka Puntland

GAROWE (Kaab TV) - Xulka kubadda cagta ee gobolka Nugaal ayaa ku guulaystay koobkii kubadda cagta gobollada Puntland, kaddib marki...

Qoor Qoor: Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod

Galmudug (Kaab TV) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmu...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Oo Booqday Ciidamada Ku Sugan Jiida Hore{sawirro...

MUQDISHO (Kaab TV) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta booqday ciidamada ku sugan de...

Pakistan oo taageertay baaqii Ankara ee u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya.

MUQDISHO (Kaab TV) - Pakistan ayaa muujisay taageerada ay u hayso Baaqa Ankara ee lagu xallinayo isfaham waaga ka dhex jira Itoobi...

Burundi oo Soomaaliya ku eedeysay in ay khiyaameysay AUSSOM.

MUQDISHO (Kaab TV) -Burundi ayaa Soomaaliya ku eedeysay qiyaano iyo mahad-naq la’aan kadib markii laga saaray liiska dalalka loo o...

Luul Jeylaani: Keydkii fanka Banaadiriga oo naga galbatay

MUQDISHO (Kaab TV) - Luul Jeylaani Cali, fanaanaddii qaran ee caan ku ahayd heesaha Banaadiriga iyo jilitaanka ruwaayadaha iyo ciy...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News