SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne...

Ciidamada Amaanka Baledweyne oo toogasho ku dilay nin ku hubeysna Bastoolad iyo Bam gacmee...

Baledweyne (KAAB TV) - Ciidamada amaanka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Xalay Fiidkii hore toogtasho ku dila...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda Muqdisho oo maalintii labaad galay

Muqdisho (KAAB TV) -Waxaa maalintii labaad galay shirka golaha wadatashiga qaranka ee Shalay ka furmay xarunta Madaxtooyada Soomaa...

Dowladaha Shiinaha iyo Turkiga oo siweyn u cambaareeyay weerar India ku qaaday Pakistan

Ankara (KAAB TV) -  Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hin...

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay xabsi iyo ganaax lacageed

HARGEYSA (KAAB TV) -Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ee Somaliland ayaa samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay 6 bilood oo ...

Dowladda Soomaaliya oo Taliska AFRICOM kala hadashay dardargelinta Dagaalka Al shabaab

Muqdisho (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula qaatay Jeneraal Mich...

Maamulka Puntland oo soo iibsatay diyaarado dagaal

Garoowe (KAAB TV) - Faahfaahino kala duwan oo soo baxaya, ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu soo iibsaday diyaarado nuuca dagaa...

Isra’iil oo taagero umuujisay Hindiya kaddib dagaal ka dhex qaray Pakistan iyo Hinid...

Tel Aviv (KAAB TV) - Dagaal u dhaxeeya milatariga dowladaha Hindiya iyo Pakistan ayaa qarxay, xilli maalmihii lasoo dhaafay taagne...

Xildhibaano ka tirsan Hirshabelle oo xasaanada laga qaaday

JOWHAR (KAAB TV) -Baarlamaanka maamulka  Hirshabelle ayaa maanta yeeshay Kalfadhigiisa 17aad, kulankiisa 2aad, kaas oo looga dooda...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News