HomeWararka

Wararka

Mustafe Cumar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida

Mustafe Maxamed Cumar, oo sidoo kale loo yaqaan Mustafe Cagjar, ayaa markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ...

Aqoonsiga Qaranka oo shuruud cusub looga dhigayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu xoojinayo nidaamka aqoonsiga muwaadiniinta, iyadoo Aqoonsiga Qaranka si tarti...

Saciido Cabdi: “Shaqo ayaan raadinayay sannado badan, balse waxaa la ii soo bandhigay in j...

Saciido Cabdi, oo muddo dheer ku jirtay raadinta shaqo, ayaa ka hadashay caqabado iyo dhacdooyin ay sheegtay inay la kulantay inti...

AFRICOM oo sheegtay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo laga fuliyay Jubbada Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu duqeymo cir...

F-16-yada Turkiga ee Soomaaliya: Yaa qaadaya mas”uuliyadda haddii rayid wax ku noqdo...

Joogitaanka diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa sanadkan noqday arrin si weyn looga hadal hayo, kaddib markii diyaa...

Beledweyne: Maxaa ka dambeeya khilaafka Xasan Sheekh iyo Xawaadle?

Khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay doorashada Hirshabeelle ayaa si weyn uga dhex muuqday magaalada Beledweyne, iyadoo dowladda Fe...

Itoobiya oo qorshaynaysa inay ciidamo kala baxdo Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Itoobiya ay qorshaynayso inay Soomaaliya kala baxdo qaar ka mid ah ciidamadeeda, gaar ahaan ciid...

UK oo walaac ka muujisay colaadda Baydhabo iyo xaaladda bani’aadantinimo ee Koonfur Galbee...

Dowladda Britain ayaa walaac ka muujisay colaadda iyo iska horimaadyada kusoo noqnoqday magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in rab...

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tegay dalka Jabuuti

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News