SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Guudlaawe oo khudbad ka jeediyay Sanad guurada 8-aad ee Maamulka Hirshabelle iy...

JOWHAR (KAAB TV) -Cali C/llaahi Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa khudbad uu ka jeediyay xuska sanad guurada ...

Jubbaland oo Villa Somalia ku eedeysay inay maalgelisay baraha bulshada ee lagu weeraray A...

Muqdisho (KAAB TV) - Agaasimaha Isgaarsiinta ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Xasan Xiis, ayaa ku eedeeyay Mada...

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay hindise sharciyeedka beeraha ee xeerinta iyo cilmi...

Muqdisho (KAAB TV) - Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay labo hindise sharciyeedka B...
00:05:28

Sidee Laascaanood looga arkaa in SSC-Khaatumo ay ka maqan tahay Madasha Wadatashiga?

LAASCAANOOD (KAAB TV) - Dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood ayaa aragtidooda ka dhiibtay in maamulka SSC-Khaatumo aanan weli ...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in muwaadiniintooda kala baxaan Lubnaan xili wadamada ...

Lubnaan (KAAB TV) - Wadamada caalamka qaarkood ayaa bilaabay in ay muwaadiniintooda kala baxaan dalka Lubnaan xili dalkaas ay ka s...

Nin shacab ah oo loo dilay moobeel dartiis iyo faahfaahino kasoo baxaya dilkiisa

Muqdisho (KAAB TV) - Kooxo hubeysan oo burcad lagu sheegay ayaa xalay deegaanka Warlaliska ee degmada Deyniile waxa ay ku dileen n...

Muuse Jaamac Cige oo katirsanaa guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo is casilay

Hargeysa (KAAB TV) - Xubin muhiim ah oo katirsanaa guddiga komishinka xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in uu i...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News