HomeWararka

Wararka

Boqollaal dadweynaha Muqdisho oo toddobaad kasta u xukun doonta maxkamadda Al-Shabaab

AFGOOYE (Kaab TV) - Meel qiyaastii 25km u jirta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxay maleeshiyaadka Al-Shabaab todd...

Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu hakiyay codsiga socdaalka 19 dal oo ay Soomaaliya ku jirto...

Washington(Kaab TV) –Dowladda Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan codsiyada socdaalka ee ka imaanaya 19 dal, sid...

Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu ka wado dalkeeda

MUQDISHO (Kaab TV) –Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel, ...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u jawaabay Donald Trump

MUQDISHO (Kaab TV) –Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay hadalladii dhaleeceynta e...

Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka danta guud ee magaa...

MUQDISHO (Kaab TV) –Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar ka...

WARKA KAAB TV| 03-12-2025

https://youtu.be/t-4v2D_tnKo?si=59cNdRgMvuQW9R0j

Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku Nool Maraykanka

Minneaspoli (Kaab TV) –Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu ...

Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya ka dhacay

MUQDISHO (Kaab TV) –Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma...

Wasiirkii Difaaca Nigeria oo is casilay

Nigeria (Kaab TV) –Wasiirka Difaaca Nigeria, Mohammed Badaru Abubakar, ayaa xilka iska casilay sababo caafimaad, sida uu sheegay a...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News