HomeWararka

Wararka

WARKA KAAB TV: 01/02/2026

https://youtu.be/_INSuG7rbls?si=7uRCOLy2bf8Untve

Jubbaland oo ka hadashay go’aan lagu celiyay diyaarad ay la socdeen ciidamada ilaala...

KISMAAYO (Kaab TV) -Jubbaland ayaa sheegtay in ay si adag uga xun tahay go’aanka lagu hakiyay safarka wafdi horudhac u ah Madaxwey...

Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo dib loo dhigay

Hageysa (Kaab TV) -Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyin...

Puntland oo ku eedeysay madaxweynaha dowladda Federaalka inuu qaaday tallaabo lagu fashili...

MUQDISHO (Kaab TV) -Puntland ayaa ku eedeysay madaxda Dowladda Federaalka in ay khatar galiyeen nolosha Saraakiil  iyo Ciidan ka t...

Soomaaliya oo maanta wareejinaysa xilka madaxweynaha golaha amnaanka ee Qaramada Midoobay

MUQDISHO (Kaab TV) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay muddadii ay hayay hoggaaminta Golaha...

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe iska soo horma...

MUQDISHO (Kaab TV) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe ...

Madaxweyne Siciid Deni oo ku dhawaad 4 sano kaddib u safraya Muqdisho si uu uga qeyb galo ...

MUQDISHO (Kaab TV) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saakay u safraya magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kaga q...

DFS oo xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabeelle

Shabeelaha Dhexe (Kaab TV) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah ‘Al-Shabaab’ ee ka socda d...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland oo maanta u farii...

KISMAAYO (Kaab TV) -Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News