HomeWararka

Wararka

Maxaa sharci ahaan ka socda Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug?

Soomaaliya ayaa xilligan wajahaysa marxalad siyaasadeed oo aad u adag, kaddib markii khilaafyo xooggan ay hareeyeen hannaanka door...

Towfiiq oo laga reebay liiska doorashada ku celiska ee Galmudug

Xiisadda siyaasadeed ee ku saabsan doorashada Galmudug ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la...

Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka musharraxnimada JSP ee Hirshabeelle

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u guddoomay kaarka musharraxnimada Xisbiga Ca...

Labada Garoon ee Beledweyne: Garoonkii Hore ee Howlwadaag iyo Ugaas Khaliif

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay muddo dheer lahayd muhiimad dhanka gaadiidka iyo duulimaadyada ah, waxaana m...

Nabadoon C/Rashiid: “Hiiraan uma taliyaan Xawaadle, doorashaduna way socotaa”

Nabadoon C/Rashiid oo ka tirsan waxgaradka beesha Gaaljecel ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, gaar...

DEG-DEG: Isbeddel lagu sameeyay Taliska NISA ee Garoonka Muqdisho

Isbeddel cusub ayaa la sheegay inuu ka dhacay hoggaanka Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, gaar ah...

Muqdisho: Marti ka timid UK oo kubad la ciyaartay xulka haweenka Soomaaliyeed+Sawirro

Ciyaar kubadda cagta ah oo subaxnimadii maanta Axad ah lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa noqotay munaasabad isugu keentay ciyaar...

Garaarta oo ah Deegaan Hoostaga Waajid oo Madaafiic Lagu Garaacay

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen nawaaxiga deegaanka Garaarta, oo kamid ah dee...

Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmaya

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii uu soo gabagabeeyay so...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News