HomeWararka

Wararka

khubarada dhanka ammaanka oo walaac ka muujinay gaabis ku yimid howlgallada Soomaaliya

Muqdisho (KAAB TV) -Iyadoo isbedello siyaasadeed oo xawli ah ay ka socdaan Soomaaliya iyo dhismaha dowladnimada Soomaaliya ayaa kh...

Mareykanka iyo AUSSOM oo iska kaashanaya la dagaalanka khatarta AS

Muqdisho (KAAB TV) -Dowladda Mareykanka iyo taliska AUSSOM ayaa wada-hadallo ku saabsan xaaladda ammaan ee Soomaaliya, gaar ahaan ...

Soomaaliya oo kaalinta 2-aad kaga jirta Afrika marka loo eego dhimashada rabshadaha xagjir...

Muqdisho (KAAB TV) -Soomaaliya ayaa diwaan gelisay tirada labaad ee dhimashada ugu badan ee lala xiriirinayo rabshadaha Islaamiyii...

Xiisad culus oo ka taagan gudaha degmada Deyniile iyo dagaal ka dhacay

Muqdisho (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo xalay maleeshiyaad hubeysan ay ku qaadeen Xarunta Warasha...

Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay iibinta Xarumo Caafimaad iyo kuwo Dhaxal Taariikhi ah...

Muqdisho (KAAB TV) -Shacabka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa si kulul u dhaliilay tallaabooyinka ...

Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo abaabul ciidan kawada bannaanka Beledxaawo

Beledxaawo (KAAB TV) - Xogo hoose oo aan heleyno ayaa tilmaamaya in ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Jubbaland oo maalmo kahor l...

Xaalada degmada Beledxaawo oo kusoo noqotay mid caadi ah kaddib dagaallo ka dhacay

Beledxaawo (KAAB TV) - Magaalada Beledxaawo waxaa dib ugu soo laabtay dadkii shacabka ahaa ee ka barakacay kaddib dagaalkii ku dhe...

Maamulka Puntland oo ciidamadii ugu badnaa geynaya gobolka Sanaag

Garoowe (KAAB TV) - Cutubyo tirsan ciidanka badda maamulka Puntland ee PMPF ayaa lagu wadaa in dhawaan loo daabulo degmada xeebeed...
00:05:50

WARKA KAAB TV 02/08/2025.

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News