HomeWararka

Wararka

SJS iyo RFK oo soo saaray Bayaan ay ku taageereen Wariye Cabdalle Muumin oo wajahaya Hanja...

Washington, DC, U.S. (KAAB TV) –Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) iyo Robert F. Kennedy Human Rights (RFKHR) ayaa si adag u c...

Faah-faahin dagaal culus oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Garoowe

Garoowe  (KAAB TV) –Dagaal xooggan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Garoowe, gaar ahaan dhanka Bari ee magaalada. Goobjoogayaa...

Ciidanka Itoobiya oo xiray taliyaha Booliska Doolow

GEDO (KAAB TV) –Ciidamadda Itoobiya ee ku sugan degmadda Doolow ee Gobalka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Taliye Cab...

Ciidanka Difaaca Puntland oo gacanta ku dhigay ceelal muhiim ah togga Baallade

BOOSAASO (KAAB TV) –Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta oo jimce ah gudaha u galay deegaannada Yucrin iyo Maraagade ee ku yaalla...
00:32:53

WAREYSI: Caafimaadka xoolaha Soomaaliya, dhaqashadooda iyo abuurka dalagga ay quutaan

KISMAAYO (Kaab TV) - Xoolaha nool ayaa laf-dhabar u ah dhaqaalaha iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed, maadaama ay kaalin weyn ka qa...

Xasan Macalin” Xukuumada kuma lihid Caafimaad, Cunto xitaa waxbarasho kuma lihid wax...

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa sheegay in dowlada an lagu lahen in ay bi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Fiqi “Nin Qori Muqdisho ku dhex qaadan kara ma jiro”

Muqdisho (KAAB TV) –Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in aanay jirin qof m...

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka oo u midoobay sidii ay u xoojin lahaayeen...

BELEDWEYNE (KAAB TV) –Gobolka Hiiraan waxaa socdo diyaar garow ciidan oo la doonayo in lagu xoojiyo howlgallada lagu soo celinayo ...

Nin Soomaali ah oo lagu qabtay Taliyaani isaga oo lagu tuhunsan yahay tahriibinta dadka

Talyaaniga (KAAB TV) –Ciidamada ammaanka ee dalka Talyaaniga ayaa dhawaan gacanta ku dhigay muwaadin Soomaali ah oo lagu tuhunsan ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News