HomeWararka

Wararka

Puntland oo maamul goboleedka cusub ee Waqooyi Bari ku tilmaantay inuu khatar ku yahay xas...

GARAWE(KAAB TV) -Maamul-goboleedka Puntland ayaa si weyn uga biyo diiday maamul-goboleedka Waqooyi-Bari ee dhawaan la dhisay, iyag...

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo ka dib safarkii Xudur

BAYDHABO (KAAB TV) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo loo yaqaano Sheekh Aadan...

Maxkamadda CQS oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari qof shacab ah ku dilay Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) -Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska loo geystay Dable Bool...

Koongareeska Maraykanka oo amray in Maraykanku xiriir rasmi ah la yeesho Somaliland

Hargeysa (KAAB TV) -Koongareeska Maraykanka ayaa Dowladda Maraykanka ku amray inay soo diyaariso qorshe lagu sameynayo xiriir rasm...

Qoysaskii ka barakacay dagaaladii ka dhacay Baladxaawo oo dib ugu laabanaya guryahooda

Baladxaawo (KAAB TV) - Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo dhaafay xaaladeedu daganeyd ayaa waxaa dib ...

Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

GARAWE (KAAB TV) -Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada...

Sweden oo xukun xabsi daa’in ku riday nin dilay duuliye udhashay dalka Urdun

Sweden (KAAB TV) - Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa nin Swedish ah ku xukuntay xabsi daa’in, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddo cusub

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax-dhiga...

Turkiga oo magaalooyinka waaweyn ee dalkaas ka dhisaya goobo gabaad ah xiliga weerrarada

Ankara (KAAB TV) - Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MiT, ayaa markii ugu horreysay taariikhda soo jeedisay in magaalooyinka waa weyn ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News