HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku Soo Celisay 173 Muwaadiniin Laga Soo Daayay Xabsiyo ku Yaa...

MOGADISHU (KAAB TV) –Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 173 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xab...

Ismaaciil Cumar Geelle oo wajahaya xiisad siyaasadeed ka dib iscasilaada la taliyihiisa

JABUUTI (Kaab TV) - Heerkulka siyaasadeed ee Jabuuti ayaa si xawli ah u kordhaya iyadoo mala-awaalka ah in Madaxweyne Ismaïl Omar ...
00:02:42

Xasan Sheekh oo qorsheynaya muddo kororsi

MUQDISHO (Kaab TV) - Waxaa la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu qorsheynayo muddo kordhin laba sano ah. Xildhibaan Saadaq Cab...

Madasha Samatabixinta oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xuku...

MOGADISHU (KAAB TV) –Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci a...

Senegal oo ku biirtay Dalalka Goobaha Waxbarashada ka mamnuucay Teleefannada

Senegal (KAAB TV) –Wasaaradda Waxbarashada Dalka Senegal ayaa ku biirtay Liiska Dalal badan oo horay goobaha wax lagu barto uga ma...

Soomaaliya & Serbia oo kala saxiixday heshiis la xiriira Diblumaasiyadda

New York (KAAB TV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Ca...

Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiyay Dalalka aqoonsaday Falastiin

MOGADISHU (KAAB TV) –Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay shir gaar ah oo looga hadla...

Dad badan oo ka dhoofi lahaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo laga hor istaagay

MOGADISHU (KAAB TV) –Mudo sedex maalmood ah checkpoints laga galo Aiportka Muqdisho waxa lagu soo rogay amar ah “ qof NIRA CARD, m...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Saraakiisha Ciidanka Mareykanka?

HARGEYSA(KAAB TV) –Wafdi saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka ayaa maanta booqday Magaalada Hargeysa, halkaasi oo ay ku...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News