HomeWararka

Wararka

Wasiir Cali Balcad oo la kulmay Senator Ted Cruz oo u ololeeya aqoonsiga Somaliland

MOGADISHU (KAAB TV) –Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad), ayaa la kulmay Senatorka Ma...

Dowlada soomaaliya oo aqoonsiga qaranka ku xiri doonta qofka doonayo inuu qaato baasaboork...

MOGADISHU (KAAB TV) –Baasaboorka Soomaaliya ayaa haatan waxaa haysata in ka badan 10 milyan oo qof, sida uu shaaciyay Madaxweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codsaday in dib loo dhigo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka

MOGADISHU (KAAB TV) –Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday hoggaanka baarlamaan...

AUE oo Gabi ahaan Mamnuuceysa visaha sagaal waddan soomaaliya ku jirto

MOGADISHU (KAAB TV) –Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah Uganda ugu dartay liiska mamnuucista fiisaha ee sanadka...

Maraykanka oo dacwad kusoo oogay Soomaali loo haysto inay lunsadeen dhaqaale dad danyar ah...

Minnesota  (KAAB TV) –Dacwad-oogaha Mareykanka ee Minnesota ayaa ku dhawaaqay dacwado lagu soo oogay siddeed qof oo 6 kamid ah ay ...

Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel anay dowladi ka jirin

Washington (KAAB TV) –Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana a...

DANAB & Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo miina-baaris ah ka sameeyay Jubada Hoose

KISMAAYO (KAAB TV) – Ciidamo isugu jiray Kumaandooska DANAB & Kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa duleedka Maga...

Al-Shabaab oo war ka soo saartay dilkii Caaqil C/llaahi iyo sheegashada Mareykanka

Sanaag(KAAB TV) –Ururka Al-Shabaab ayaa shalay beenisay sheegashada Mareykanka ee ahayd in duqeyn dhanka cirka ah oo dhowaan ka dh...

Maxaay Tahay Caqabadda Hortaagan Howlgalka AUSSOM ee soomaaliya

MOGADISHU (KAAB TV) –1 janaayo ee sanadkaan 2025 waxaa si rasmi ah magacii ATMIS loogu badalay AUSSOM oo ah howgalka cusub ee taag...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News