HomeWararka

Wararka

Galmudug oo Danjiraha Turkey kala hadashay maalgashi

Muqdisho (KAAB TV) –Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka ...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo Ku Eedeeyay Mareykanka inuu Heshiisyo Qarsoodi ah la Galayo Al...

KAMAPALA (KAAB TV) – Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in Mareykanka uu si qarsoodi ah heshiisyo u...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta oo gaaray Laascaanood

Laascaanood (KAAB TV) –Subaxnimadii maanta, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soom...

IMF oo Soomaaliya siisay $10 milyan si ay u taageerto dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka

Muqdisho (KAAB TV) –Golaha Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa dhammaystiray dib-u-eegistii saddexaad ee barnaamijka d...

Fiqi: Waan baareynaa weerarkii Al-Shabaab ee xerada Jaalle Siyaad

MUQDISHO (Kaab TV) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in baaritaan lagu...

Dhexdhexaadintii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo si aamusnaan ah usii burburaya

Muqdisho (KAAB TV) –Dadaalkii Turkiga ee dhexdhexaadinta u dhexeysay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasoo la xiriiray is-afgaradkii mur...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Horumarka Soomaaliya waxa saldhig u ah cilmi-baaris iyo qorshe qa...

Muqdisho (KAAB TV) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-...

Ciidanka Jubbaland oo Howlgallo Ka dhan ah Al shabaab ka Fuliyay Jubbada Hoose

Jubadda Hoose (KAAB TV) – Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Jubbaland, gaar ahaan Guutada 2-aad...
00:08:27

Hoggaamiye Xigeenka SSC-Khaatumo oo ka horjeestay Firdhiye iyo DF

LAASCAANOOD (Kaab TV) - Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo, Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) ayaa ka horjeestay qorshaha...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News