HomeWararka

Wararka

Taliyihii ciidanka 14-October oo lagu toogtay deegaanka Caddow Dibile

Cadow dibile (KAAB TV) - Taliyihii ciidanka 14-ka October gaashaanle sare Nuur Maxamed Gaabow (Nuur Farey) ayaa lagu soo waramayaa...

Tiro Hoobiyeyaal ah oo saakey kusoo dhacay meel udhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho (KAAB TV) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya  dhowr madfac oo lagu soo tuuray aagga ay ku taallo xarunta Madaxtoo...

Mareykanka oobilaabay olole lagu beegsanayo kooxda argagixisada

Muqdisho (KAAB TV) -Al-Shabaab ee Soomaaliya waa khatar argagixiso oo sare u kacday, sababtoo ah waxay gacan saar la leedahay Xuut...

Jubbaland oo ciidamo dheeraad ah geysay gobolka Jubbada Hoose si ay uga hortagaan Al-Shaba...

KISMAAYO (KAAB TV) -Maamulka Jubbaland ayaa ciidamo badan oo ka tirsan kuwa daraawiishta Jubbaland geeyey deegaanada waqooyi ee go...

Dowladda Soomaaliya oo eriday Qunsulkii Safaaradda Sweden ahna Madaxa Horumarinta iyo iska...

Muqdisho (KAAB TV) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem ...
00:06:20

Gadiidlayda kadhex shaqaysa Garoowe oo cabasho burburka laamiga Garoowe

Garoowe (KAAB TV) - Gaadiidleyda magaalada Garoowe oo ka cabanaaya shirkad gaar loo leeyahay oo bur burin ku sameysay laamiga weyn...
00:02:45

Duqeymo Culus oo AS lala beegsaday oo ka dhacay shabeellada dhexe.

Shabeellaha dhexe (KAAB TV) - Dagaalo iyo duqeymo toos ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ka dheceen qeybo kamid ah gobolka ...

In ka badan 100,000 oo ku barokacay Soomaaliya sida ay sheegtay hay’adda OCHA

Muqdisho (KAAB TV) - Warbixin ay dhawaan soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabey Gudi cusub

Muqdisho (KAAB TV) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula j...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News