HomeWararka

Wararka

Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fe...

Macallin Mahdi oo u hanjabay saraakiisha Ciidanka Cirka ee ku sugan Afisyooni

Macallin Mahdi ayaa hadallo hanjabaad ah u jeediyay saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan xarunta Afisyooni, kaddib ma...

SJS oo walaac ka muujisay cadaadiska saxaafadda

Suxufiyiin iyo madax ka tirsan warbaahinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo cadaadiska ay she...

Garoonka Muqdisho oo maalintii labaad hakad ku jira

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad wajahaya hakad ku yimid duulimaadyada, iyadoo rakaab ...

Muungaab waa qarash-doon, qurux-doon ma aha Hadal dood ka abuuray Muqdisho

Hadal si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa dhaliyay dood ku saabsan waxqabadka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqd...

Washington iyo Muqdisho oo wajahaya xiisad ku saabsan Somaliland

Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya marxalad xasaasi ah, iyadoo ay isku soo beegmayaan doodaha ku saabsan ...

Heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan: Soomaaliya maxay uga dhigan tahay?

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta oo Isniin ah lagu qabanayaa kulankii ugu horreeyay ee guddiga istaraatiijiga ah ee...

Basro oo degan kaddib dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab

Xaaladda amni ee deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa hadda ah mid degan , kaddib dagaallo iyo howlgallo ciidan oo sa...

Qabuuraha Yaaqshiid oo ganacsi loo qorsheeyay

Xaalad walaac leh ayaa laga soo sheegay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, kaddib markii la sheegay in qaar ka mid ah shacabka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News