HomeWararka

Wararka

00:02:52

Dagaalo culus iyo duqeymo ka socda qeybo kamid ah gobolka sheeballada dhexe

JOWHAR (KAAB TV) - Ciidamada XDS iyo kuwa Macawiisleey ee deegaanka ayaa si wada jir ah dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxda...

Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray

Gedo (KAAB TV) -Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wabiga Daawo ee mara duleedka degmadaasi ...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kordhiyay cunaqabateynta Al-Shabaab

NEW YORK  (KAAB TV) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu kordhiyay nidaamka cunaqabateynta ah ee ka dh...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya & Macawiisley oo Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka ...

JOWHAR (KAAB TV) -Ciidamada XDS iyo kuwa Macawiisleey ee deegaanka ayaa si wada jir ah dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxda ...

Itoobiya iyo Jabuuti oo xaqiijiy inay ka go’an tahay inay sii xoojiyaan iskaashiga g...

Jabuuti  (KAAB TV) - Itoobiya iyo Jabuuti waxay xaqiijiyeen inay ka go'an tahay inay sii xoojiyaan iskaashiga ganacsi iyo dhaqaale...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaahira uga qeyb galaya shir madaxeedka Jaamacadda Carabt...

Qaahira (KAAB TV) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xalay gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar, si uu uga...

Diblomaasi Soomaaliyeed oo lagu soo eedeeyay tahriibinta Haween Soomaaliyeed

Dublin (KAAB TV) - Diblomaasi Soomaaliyeed ayaa lagu soo eedeeyay tahriibinta haween Soomaaliyeed oo si sharciga baalmarsan lagu g...

Maamulka Isra’iil oo wada qorshe cusub oo duullan oo ay ku qaadeyso magaalada Qaza

Tel Aviv (KAAB TV) - Israa’iil ayaa wado qorshe cusub oo duullaan ka dhan ah magaalada Qaza ee dhulka Falastiin, waxa ay sidoo kal...

Ciidamada difaaca Puntland oo qabtay ajaaniib katirsan kooxda Daacish

Calmiskaad (KAAB TV) - Ciidamada difaaca Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen saddex ajaanib ah oo duruuf weyn ka muuqa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News